Maamulka Xaafadda Kulmis oo Wada Olole Lagu Soo Celinayo Bilicda Jowhar.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Garoonka kubadda cagta shoongole ee magaalada Jowhar waxaa maalmahii ugu dambeyay kasocday olole nadaafadeed oo Bilicda loogu soo celinayo garoonka kubada cagta shoongale ee xaafadda Kulmis.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here