Wasaaradda Haweenka Dalka Oo ka Hadashay Meel marinta Hindise Sharciyeedka Carruurta.

0
76

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasiirka Wasaaradda  Haweenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka hadashay ilaalinta xuquuqda Carruurta Soomaliyeed xilli ay ku jirtay indho indheynta ku dhawaad boqol Carruur ah oo ku  jiray xarumha Carruurta lagu xanaaneeyo ee Hey,adda SOS ee Magaalada Muqdisho.

Agaasimaha Hey,adda SOS Cabduqaadir Dhaqane ayaa ka warbixiyay Carruurta ku nool xarumha iyo ilaalinta mustaqbalkooda.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here