Maamulka Degmada Jowhar Oo Bulshada Xaafada Horseed Ugu Baaqay Ka Shaqeynta Nadaafadda.

0
92

Jowhar- (Isnaay Radio)- Maamulka Degmada Jowhar oo kaqeybgalay Xafladda Xil wareejinta Guddoomiyaha Cusub ee Xaafadda Horseed ayaa Bulshada Kunool Xaafadaasi ugu baaqay in ay kashaqeeyaan Nadaafadda iyo Bilic soo Celinta Xaafadaasi.

Guddoomiyaha degmada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar baareey ayaa kula Dardaarmay Bulshada Xaafadda Horseed in ay Maamulka Cusub Kala shaqeeyaan dib usoo celinta Nadaafadda Xaafadaasi.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Fitaax Axmed Macloow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here