Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa qabatay Kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii looga feejignaan lahaa khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha kuwaasi oo saameyn ku yeesha dadka ku nool deegaanada maamulka Hirshabelle.
Waxaa Soo Jeedinaya Cabdicasiis Xasan.