Deeq Raashin Ah oo loo diray Qoysas ku nool Magaalada Baladweyne.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kormeer ku tagay baqaarka hay’adda oo ay ka socotay rarista Gawaari sida deeq mucaawino ah oo ku wajahan deeganada ku hareereysan Baladweyne oo laga cabsi qabo in ay go’doomiyaan Biyaha xilli dalka uu ka curtay Roobka dayrta.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here