Shir looga Hadlayay Horumarinta Adeegyada Bulshada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkaan oo u dhaxeeyay wasaaradda caafimaadka Jubaland iyo hay’adaha wada shaqeynta laleh ayaa waxaa looga hadlaayay mudadii uu socday waxyaabihii wasaaradda caafimaadka ay ka qabatay degmada Kismaayo sedeedii bilood ee la soo dhaafay iyo sidii wax looga bedeli lahaa gaabisyadii jiray.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here