Isbitaal Cusub oo laga dhagax dhigay deegaanka Biyo-cade.

0
70

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka biyo Cade ee gobolka shabellaha dhexe ayaa Waxa laga Dhagax dhigay isbitaal cusub, Waxana dhagax dhiga cisbitaalka ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here