Ololaha Cudurka Dabeysha oo laga Bilaabay Magaalada Garoowe.

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada caafimaadka Puntland ayaa Magaalada Garoowe ka daahfurtay ololaha cudurka dabeysha

Talaalkan ayaa waxaa lasiin doonaa caruurta kayar shanta Sano ee ku nool deeganada Puntland.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here