Magaalada Kismaayo oo Laga Daahfuray Shir looga hadlaayo Arrimaha Caafimaadka.

0
137

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasaaradda Caafimaadka Jubbalaan ayaa Kismaayo ku qabatay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo Hay’adaha kala shaqeeya arrimaha Caafimaadka, shirka ayaa inta uu socda waxaa lagaga hadli doonaa waxyaabihii ay Wasaaradda Caafimaadka ka qabatay 8-dii  bilood ee la soo dhaafay Magaalada Kismaayo.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Ahmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here