Wasaaradda Beeraha XFS Oo Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay Abuur Cusub Oo Galley Ah.

0
120

Jowhar- (Isnaay Radio)- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah ula wareegay xanaaneynta caruurta dhigata School-ka ummu Mu’miniin Caaisha oo ku yaalla degmada Xamar Weyne kaasi oo ay ku jiraan 173-gabdhood oo agoon ah.

Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u kormeeray fasalada ay wax ku bartaan gabadhaha agoonta ah, goobta ay ku cunteeyaan iyo goobta ay seexdaan isaga oo warbixin kooban ka dhageestay maamulka xarunta daryeelka ummu Aisha,

Warbixintaan waxa soo jeedinaya:-  Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here