Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka Haweenka G/Sh/Dhexe Madiino Cadoow ayaa Sheegtay inaay jiraan Cabsi xoogan oo laga qabo in Soomaaliya gaar ahaan koonfurta soomaaliya inaay ka da,aan Roobab Dabeylo wato ,taas oo u baahan in laqaato fariimha iyo digniina ay laga helaayo hey,addaha iyo Wasaaraddaha ka jira G/Sh/Dhexe.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.