Magaalada Beydhabo Oo laga Hirgaliyay Xarun Lagu Horumariyo Dhalinyarada .

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Xaruunta Cusub ee Dhallinyaradda ayaa waxay ka kooban Xafiisyo, Hoolalka Shirarka ,Maktabad iyo Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro waxaana Maalgelisey Hay’ada UN HAPITED Munsaabada Xarig Jarka ayaa waxaa goobjoog ahaa Kusimaha Madaxweynaha KGS ahna Guddoome kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka KGS Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay , Madax ka socotey Hay’ada UN HAPITED iyo Marti-sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here