Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyay Magaalada Baydhabo.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka Xaafada Isha Ee Magaalada Baydhabo oo kaashanaya bulshada xaafada ayaa olole Nadaafadeed Iyo Balaarinta Jidadka ka sameeyay Xaafadaasi.

Waxaa ka qeyb kalay ololahaan nadaafadeed gudoomiyaha xaafada Isha Ee Magaalada Baydhabo Ibraahim Aadan Cali iyo qaybaha kala duwan ee bulshada xaafada.

Warbixintaan Waxaa Inoo  Soojedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here