Tottenham Vs Liverpool

0
91

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guushii Tottenham 4-1 kaga badisay Wembley October 2017 waa guushooda kaliya ee 23 kulan ee ugu dambeeyay tartamada oo dhan.

*Reds ayaa guuldarro la’aan ku ah garoonka Tottenham Hotspur Stadium, iyagoo badiyay saddex jeer, halka mid kalena ay barbaro galeen afartii kulan ee  ugu dambeeysay.

*Liverpool ayaa gool ka dhalisay Spurs 17 kulan oo xiriir ah tartamada oo dhan tan iyo markii uu Jurgen Klopp kulankiisii ​​ugu horeeyay ee uu hogaamiyo ku dhamaaday barbaro gool la’aan ah Premier League kulan ka dhacay White Hart Lane bishii October 2015.

*Tottenham ayaa u tartamaysa in ay todobo kulan guuldarro la’aan ku bilawdo horyaalka Premier League markii saddexaad oo kaliya, ka dib 12 kulan oo aan laga badinin 2016-17 iyo todoba xilli ciyaareedkii hore.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here