Shir looga Hadlaayay Barnaamijka Xalka waara Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay.

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta wasaarada qorsheynta konfur galbeed ayaa waxa ka qabsoomay shir u dhaxeeyey hey’adaha ku bahoobay mashruuca Danwadaag oo ay hogaamiso hey’ada IOM ,mas’uuliyiin ay qeyb ka ahaayen agaasimayasha guud wasaradaha Qorsheynta iyo W. howlaha guud Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka arimaha amniga iyo siyaasada degmada xudur ayaa ka soo qeyb galey kulanka ku qabsoomey xarunta wasaarada.

Warbixintaan Waxaa Inoo  Soojedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here