Gabdhaha Waxbartay Ee Jowhar Oo Ka Hadlay Doorka ay ka Qaataan Horomarinta Waxbarashada.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Gabdha waxbartay ee ku Nool Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle ayaa waddo dadaallo ku aadasn sidii ay u muujin lahaa yeen kaalintooda ku aadan horumarinta waxbarashada kuwaasi oo oo waalidiinta ku wacyigeliya in gabdhaha la geeyo goobaha waxbarashada.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya :- Abdiweli Timo Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here