DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 4-aad Ee Carabao Cupka Oo La Soo Saaray.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa La soo saaray Isku aadka wareega 4-aad ee tartanka Carabao cup ka.

Tartanka ayay ku soo hadheen kooxaha ugu tunka weyn premier League.

Kooxaha Man United, Liverpool Arsenal iyo Chelsea ayaa dhamaantood ku jira tartanka.

kulamo xiiso leb ayaa ka soo baxay Isku aadka laga sameeyay tartanka.

Mansfield vs Port Vale

Ipswich vs Fulham

Man Utd vs Newcastle

Bournemouth vs Liverpool

Chelsea vs Blackburn

West Ham vs Arsenal

Everton vs Burnley

Exeter vs Middlesbrough

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here