Dhalinyarrada Gobolka Banaadir oo wadda dadaalo lagu horumarinayo xirfadaha.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In kabaddan 150 dhalinyarro ah ayaa loo soo gagabeeyay barashada xirfado kala duduwan taas oo ay ku qaadanayeen xarunta dhalinyarada gobalka banaadir

Gudoomiayaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir C/kaafi Maxamud Makaraan ayaa ka warbixiyey waxyaabaha la baray dhalinyarada iyo tirada ka  faa’iideeysatay.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here