Tababar ku saabsan ceymiska xoolaha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ayaa waxa tababar loogu qabtay dadka xoolo dhaqatadda ah ee kunool deegaanada Jubbaland kaasi oo ku saabsanaa wacyigelinta ceymiska xoollaha waxaana soo qaban qabiyey Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, dhirta iyo daaqa Jubbaland oo kaashanaysa Bangiga Adduunka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here