Udiyaar Garowga Xuska Bisha Mowliid Oo Laga Dareemaayo Magaalada Dhuusamareeb.

0
70

Jowhar ( Radio Isnaay ) –Xili lagujiro bisha Mowliid oo ah bishii uu dhashay Xabiibkeena Muxaamed NNKH ayaa suuqyada magalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug  waxaa laga dareemaya mashquul xoogan oo ku saabsan bulshada oo ka adeeganeysa siyey u dhigaan xaflado ay ku weyneynayaan Bishaan.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedinaya :- Abdiweli Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here