Maamulka Kismaayo Oo Laga Codsaday n ay wax ka qabtaan Dadka Qashinka Ku Shubo Xeebta Magaaladaasi.

0
60

 Jowhar ( Radio Isnaay ) –Ololahan Nadaafadeed oo ay iska kaashadeen Shacabka xaafadda Calanley iyo Dowlada Hoose ee Magaalada Kismaayo ayaa laga sameeyey Xeebta Calanley iyo qeybo kamid ah wadooyiinka magaaladaasi.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya :- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here