Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Oo Ka digtay Qataraha Ka Dhalan karo Qashinka Lagu soo Shubo Webigga

0
93

Jowhar ( Radio Isnaay ) –Maxamed Bashiir Qaasim Daqare Wasiir Ku Xigeenka wasaarada beeraha iyo waraabka hirashabelelle Oo la hadlaya dadka deeganada uu maro webiga shabelle ayaa ku baaqay inlaga fayjignaado qatara ka dhalankara in qashinka lagu so qubo gudaha Webbiga shabelle.

Warbixintaan Waxaan Inoo Soojedinaya : Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here