Kulan looga hadlayay horumarinta Nabadda oo lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq

0
94

Jowhar ( Radio Isnaay ) –   Magalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud aya waxaa ka dhacay kulan u dhaxeyey Madax iyo Dhaqan ka kala socday dowlad goboleedka Galmudug iyo dowlad degaanka soomaalida Itoobiya waxana kulankan looga hadlayey xalinta dagaal beleedyo ka dhacay xadka labada dhinac.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya  : – Cabdi Casiis Xasan cabdulle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here