Xaalad dhanka nolosha ah oo soo Wajahday Barakacayaasha degmada Dhoobley.

0
48

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Barakacyaasha ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa soo wajahday xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ah kuwaasi oo aan helin waxyaabihii asaasiga u ah nolosha oo ay ugu horeyso Caafimadka.

Warbixintaan Waxaan Inoo Soojedinaya  : – Abdiweli Ahmed Tima Cadde

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here