Tababar Looga Hadlayay maareynta Qashinka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
55

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Wasaaradda Deegaanka & Isbedalka  Cimilasa Maamulka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay Tababar looga hadlaayay maareynta qashinka & waxyaabha loo isticmaalayo , waxaana tababarkaani loo qabanaayey shaqaallaha wasaarada iyo shaqaallaha kale ee wasarraddaha maamulka jubbaland.

Warbixintaan Waxaan Inoo Soojedineysa  : Maryama Sheikh Cabdi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here