Munaasabad lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah Nabadda Adduunka oo lagu qabtey Baydhabo.

0
52

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Sannad kasta Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ayaa laga xusaa adduunka oo dhan 21 Sebtember. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay maalinkan oo loogu talagalay xoojinta himilooyinka nabada.

Warbixintaana Waxaa Inoo Soojedinaayo : – Maxamed Nuur Xuseen .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here