Deeq Gargaar Ah Oo La Gaarsiiyey Bulshada ku Nool Deegaanka Milxo Ee Gobolka Sanaag .

0
43

Jowhar ( Radio Isnaay ) –  Deeqdan oo loogu tala galay 400 oo qoys ayaa gudiga gurmadka Dawladda Puntland ay ku wareejiyeen Maamulka degmada Laasqoray gaarsiyaan bulshadii ay waxyeeladu ka soo gaartay dabkii ka kacay deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedinaya : Maxamed Nuur Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here