Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Loogu Baaqay In ay Beertaan Dalagyada Bariiska & Sisinta.

0
83

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada baratay Cilmiga Beeraha ee Magaalada Jowhar ayaa hadlay sida ugu wanaagsan ee beeraleyda ay u beeran karaan dhulbeereedkooda maadaama ay isbadalaan xili beerashada dhulbeedeedka gobalkani shabeellaha dhexe.

Warbixintaan  Waxaa Soo jeedinaya : – Abdiweli Axmed Hilowle.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here