Jowhar ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa maanta waxaa ka furmay shir ay soo agaasintay Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soojeedineysa : – Xaliima Cali Ibrahim
liima Cali Ibrahim