Arday dhameysay Qur’aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Guriceel.

0
67

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Munaasabadan ay ku qalinjabinayeen ku dhawaad 20 arday oo dhameeysay Qur,aanka kariimka, isla markaana xifdiyay ayaa ka aflaxay dugsiga Dugsiga Hoose Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here