Maamuka Jubbaland Oo Digniin ka soo saaray Roob dabaylo wata oo ka da’ Deegannadooda.

0
66

Jowhar ( Radio Isnaay ) Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Kismaayo oo xarun KMG ah Jubaland ayaa digniin kasoo saartay cabsi laga qabo roob dabaylo xoogan wata oo ka da’a deegaanada Jubbaland.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedinaya : Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here