Maamulka Jubbaland oo ku Baaqay In laga qeyb qaato dhismaha wadada isku xirto Afmadoow iyo kismaayo.

0
80

Jowhar ( Radio Isnaay ) –Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka jubba- land  C/wahaab Axmed Cismaan oo ka hadlay kulanka dhameystirka wadada xiriisisa , Degmooyinka kismaayo afmadoow iyo bu,ale waxa uu sheegtay in ay muhiin tahay in la sameeyo qorshe lagau hirgalinayo  adeegyada iskaa waxuqabso ah .

Warbixintaan Waxaa Inoo Soojedneysa : Maryama Sheikh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here