Jowhar ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo macalimiinta dugsiyada magaalada Jowhar ayaa ka hadlay go’aan sanad loogu kordhiyey Waxbarashada dugsiyada sare ka hore jaamacadda, ardayda iyo macalimiinta qaar kood ayaa soo dhaweeyey go’aanka wasaaradda waxbarashada faderaalka.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.