kulan looga hadlay xaaladaha Bini’aadanimo Oo lagu qabtay Degmada Luuq 

0
81

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga Jubbaland ayaa kulan la qaatay Hay’adaha kala duwan ee ka howlgalada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo,kulankan ayaa diirada lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha Bini’aadanimo ee ka jira Degmada Luuq iyo sidii ay Hay’adaha ka howlgala Degmadaasi Bulshada ugu hirgalin lahaayeen Mashaariic dadka u noqon kara xal waara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here