Hoos u dhac kuyimid qiimaha La iibiyo Digaaga Suuqyada Beydhabo.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo oo caasimad KMG u ah Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in hoos u dhac kuyimid qiimahha la iibiyo Digaaga oo hilibkiisa iyo ukuntiisa ay aad u isticmaalaan bulshada Magaalada Baydhabo.

 

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jedinayaa : Maxamed Abukar Cabdiraxamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here