Dugsiyada Lacag la’aanta ah ee Jowhar oo Fursad Waxbarasho u Noqday Carruurta Danyarta.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Magaalada Jowhar & tuulooyinka hoosyimaada waxaa laga hirgaliyay goobo Waxbarasho taasi oo wax lagu barayaayo ubadka danta yar , Agoomanka & Carruurta aan waalidkooda Awodin in ay ka bixiyaan lacagta ay ku baran lahaayeen .

Hirgalinta Iskuulada waxaa qeyb weyn ka qaatay mashruuca  Baab Iyo Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle Iyada oo ay ka Faa’iideysteen in ka badan 90 Macallimiin oo iskugu Jira Gabdho & wiilal.

Warbixintaan  Waxaa Inoo Soo jeedinaya :  Abdiweli Ahmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here