Olole Bulshada loogu wacyegilinayo Nabadda oo laga Bilaabay Baladweyne.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhallinyaradam oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaan wax ka barta Jaamacadaha ku yaalo Baladweyne ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay nabadda iy Xasiloonida.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here