Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa jira dhalinyaro badan oo ku dhashay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo go’aansadeen in ay ku nooladaan degaankooda si ay wax ugu taraan waalidiintooda iyo qoyskooda taasi oo dhalinyarada ku dhiira-galisay in ay degaankooda maalgashi ku sameystaan si ay uga soo saartaan nolol maalmeedkooda.
Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.