Bahda Caafimaadka Jowhar Oo Ka Hadlay Dhibaatada Xanuunka Cagaarshowga.

0
44

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cudurkan Cagaarshoowga waa cudur kamid ah cudurada  ku dhaca bani,aadamka,waxa uuna uqeybsamaa noocyo  kala duwan ,dhaqan ahaan Soomaalida uma aragto wax sidaas usii weyn waxeeyna sameeyaan inaay beerka iska gubaan iyo kala qoysyada jirka.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here