Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Baaq U Dirtay Hay’adaha deeq bixiyaasha ah.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabellei Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo kaa hadlaya xaalada Beeraleyda Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegay in Beeraleyda ku teedsan webiga Shabelle ay baahi weyn u qabaaan in ay helaan agabka dayactirka Beeraha.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here