Dhalinyarada bilaabaya Ganacsiyada yaryar Oo Kusoo badanaya Jowhar.

0
45

Jowhar (Radio Isnaay)- Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa shaqo abuur u noqotay cabitaanada kala duwan ee la shiido sida Cambaha Batiiqa,liinta,sisinta iyo nuucyo kale oo ah qudaar ka baxda beeraha magalada jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here