Ceel biyood laga hirgeliyay Tuulada Banaaneey ee dulleedka Jowhar.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Banaaneey waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, dadka ku nool tuuladaasi waxa heysatay xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ah.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here