Golaha Ammaanka QM oo go’aan ka gaaray dhoofinta dhuxusha Soomaaliya

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray qaraar cusub oo taabanaya dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala duwan.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here