Haweenka isticmaalo Jiimka Oo Jowhar kusoo badanayo.

0
39

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha Soomaaliyeed ayaa sanadihii ugu danbeeyay kasoo dhexmuuqday goobaha jirdhiska lagu Sameeyo iyadoo aysan ka maqneeyn haweenka doonaya inaay iska dhimaan baruurta jirkooda saaran.

Waxaana magaalada Jowhar laga furay goob jirka lagu dhiso kuwaas oo si isxilqaan ah ay u fureen dhalinyaro reer jowhar ah.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here