Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka suuqyada Baladweyne.

0
79

Jowhar ( Radio Isnaay ) -Waxaa hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka ama malaayga ee suuqyada magaalada Baldaweyne kadib markii kaluumeysatada ay webiga ka heleen kuluun badan.

Maxamed Abuukar ayaa soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here