Ganacsatada Dalaga Beeraha Jowhar Oo cabasho ka muujiyay Dalaga laga keeno dibada.

0
44
????????????????????????????????????

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada ku nool magaalada Jowhar ee casimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle oo u badan Kuwa ka ganacsada Dalagyada kala duwan ee ka baxa magalada Jowhar sida Galeyda  ayaa ka cabanaya dalagyada laga keeno dalka Dibadiisa.

Waxaa Soo jeedinayo: – Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here