Tartan kubada Cagta Oo laga bilaabay Deegano hoostago Degmada Mahadaay

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartan kubada cagta ah ayaa laga bilaabay deegaano dhaca  Bariga iyo Galbeed Degmada Mahadaay ee Gobalkani Shabeelaha dhexe iyadoona ujeedka yahay is dhex galka Bulshada deegaanada hoostago Mahadaay.

Waxaa Soo jeedinayo: – Cabdifitaax Axmed Macalow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here