Iskuul laga hirgeliyey Deegaanka Xagal Oo Xariga laga jarey

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku dhaqan degaanada Xagal iyo Laas-ciidle oo ka tirsan degmada berabera ayaa waxey baahi u qabeen iskuulkaanka laga hirgeliyey degaanada maadaama ay horey u lahaayeen goob waxbarasho iyo xaruumo caafimaad oo ku filan.

Waxaa Soo jeedinayo: – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here