Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ahaa mid su’aalo lagu weeydiinayay maamulka kismaayo ayaa ujeedadiisu ahayd sidii bulshada ku nool kismaayo ay xog uga heli lahaayeen halka uu marayo waxyaabaha ka qabsoomay Degmada ee dhanka horumarka iyo sida loo maareeyay ,wuxuuna ka dhacay magaalada kismaayo ee maamulka jubbaland
Waxaa Soo jeedinayso : – Maryamo Sheekh Cabdi.