Kulan looga hadlayay Hormarinta Waxbarashada caruurta oo lagu qabtay deegaan hoostaga Mudug.

0
68

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kulan  sida wadajir ah ay u soo qabanqaabiyeen  wasaaradda waxbarshada Galmudug iyo maamulka deegaanka  Saddex Higlo ee Gobalka Mudug, ayaa ahaa mid lagu dardargalinayay inaay carruurta ku biiraan waxbarshada Aasaasiga ee Deegaanka, si bulshada deegaanka ay uga mid noqoto Deegaaanada kale ee galmudug.

Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here